Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Waxaa maanta qarax nuuca gaadiidka hoosta looga  dhajiyo uu ka dhacay Isgooska Tarabuunka ee degmada Hodan, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro dad shacab ah soo gaaray. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in gaari yar oo nuuca raaxada ah uu qarxay xili uu yaalay agagaarka isgooska Tarabuunka, waxaana qaraxan ku dhaawacmay labo qof oo shacab ah oo … Continue reading Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya